Axmed Madoobe oo War ka soo saaray dhameystirka doorashadii ka socotay Ceelwaaq

Madaxweynaha Jubbaland ahmed Madoobe ayaa sheegay in Caawa lasoo afjaray doorashadda Jubaland lana dhameestiray Kuraastii Ay jubbaland u wareejisay Ceelwaaq. Ahmed madoobe ayaa qoraal usoo saaray ku yiri “Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay doorashada 16ka kursi ee deegaan doorashada labaad ee Jubaland marar badan waxaan sheegnay in ay kuraas … Continue reading Axmed Madoobe oo War ka soo saaray dhameystirka doorashadii ka socotay Ceelwaaq